Template:Main page/intro/so

MediaWiki Waa qayb borograamyo ka mid ah wiki xor ah asal ahaan lagu qoray wikipedia. haddana loo adeegsado mashaariic farabadan mu'asasada wikimedia ee aan ganacsiga ahayn sidoo kale inta badan ee wikiyada kale, waxay ka mid yihiin webkaan, oo ah hooyga MediaWiki.

soo degso MediaWiki hadda, ama adeegso linkiyada hoose si aad uga hesho waxyaabaha ku jira bogga asaasiga ah. waxaad ka heli doontaa qayba ka mid ah waxyaabaha ku jira taasoo u turjuman luqado kale, laakiin luqada tixraaca leh waa Af-Ingriiska. Fadlan aqri waxyaabo dheeraad ah oo ku saabsan bogga.

su'aalaha guud ee ku saabsan barnaamijka MediaWiki soo booqo Sida la maleeynayo xiriirka wanaagsan ama laga yaabo Xafiiska taageeradeena. hdii ay jiraan wax soo jeedin ah ee ku saabsan boggaan, fadlan soo booqo wadahadalka munaasabka ah.